Korona fayras: si aad u heshaan caawimad xuquuqeed waa kuwaan macluumaadka xiriirka.

17 March 2020

Khatarta caafimaad ee uu sababay faafitaanka korona fayras, xarunta xuquuqda qaxoontiga (XXQ)adeeggii taageerada xuquuqi ahayd laga bilaabo 17 March 2020 maalinta talaadada ah waxay shaqadi kasii socodsiin donaan dibada xafiiska. Laynka la talinta xuquuqiga guud, Laynka la talinta dadka ku sugan kormeerka maamulka, İnterfiyuuyadu la taliyeyaasha xuquuqeed iyo adeegyada ku taagerida garyaqaan ama loyer waxay ku sii socon donaan caawimada telefoon iyo noocyada isgaarsiinta fog.
 

1-Dadka magangelyo doonka ah iyo qaxoontiga ee doonaya inay ka faa’idaystaan adeega, xuquuqiga ah sida xuquuqiga guud iyo dadka ku sugan goobaha kormeerka maamulka sidii ay hada kahorba ahaan jirtay inta u dhexaysa maalinta isniinta ilaa jimcaha inta u dhexaysa saacadaha 10.00-17.00 waxay nagala soo xiriiri kartaan idinka oo isticmaalaya macluumaadka hoos ku qoran.

XXQ laynka la talinta xuquuqda guud:

laynka luuqadaha Carabiga İngiriisiga iyo Faransiiska: 0549 510 52 02

laynka luuqadaha Turkiga iyo Faarisiga: 0549 510 52 03

dhamaan luuqadaha waxaad codsigiina noogu soo gudbinkartaan ciwaanka ah: Bu e-Posta adresi istenmeyen posta engelleyicileri tarafından korunuyor. Görüntülemek için JavaScript etkinleştirilmelidir.

XXQ laynka dadka ku sugan goobaha kormeerka maamulka:

laynkani wuxuu khaas u yahay dadka ku sugan goobaha kormeerka maamulka: 0507 218 62 85

dadka ku sugan goobaha kormeerka maamulka si ay u helan taageero xuquuqeed waxay sidoo kale codsigooda noogu soo gudbinkaraan ciwaanka ah: Bu e-Posta adresi istenmeyen posta engelleyicileri tarafından korunuyor. Görüntülemek için JavaScript etkinleştirilmelidir.

2- Cidhiidh ka imaankara laymanka telefoonada darti waxaanu ka codsanayna garyaqaanada ama looyarada iyo NGO-yada iyo la daneyayasha dadka no so wada inay nagala soo  xiriiraan ciwaanka ah: Bu e-Posta adresi istenmeyen posta engelleyicileri tarafından korunuyor. Görüntülemek için JavaScript etkinleştirilmelidir. si aanu sida ug dhakhsaha badan idinku soo war celino ha ilaawina inaad numberka telefoonka kusoo dartid fariinta ama emailka aad noo soo diraysid.